Maanta Oo Kale 11 Sano Kahor Waxaa La Daawaday Saif Ali Khan Filmka Uu Ku Kaabeyay Race Iyo Sida Uu Hit Ku Noqday!!!

Race waa film dagaal iyo qayaano isku dhex jirta ah waxaana wada jileen Saif Ali Khan, Akshaye Khanna, Katrina Kaif, Bipasha Basu, Anil Kapoor iyo kuwa kale.

Maanta oo kale 21 maarso sanadkii 2008 ayaa la daawaday filmka Race oo noqday mashruuc guul hadaba sida filmkaan Hit ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Abbas-Mustan

Tiyaatarada laga daawaday: 1300

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 6.32 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  21.06 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 33.33 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –46 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –60.83 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 102.83 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 84.13 Crore

Tirada tikit u goosatay – 10-malyan 693,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 29.87 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 6.6/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…