Maanta Oo Kale 19 Sano Kahor Suniel Shetty Filmkiisa Krodh (Balwaan 5 Gabdho) Ayaa La Daawaday Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Krodh waa film ka hadlaayo qiimaha walaaltinimada sido kalena fariintisa lagu dhex lifaaqay dagaal, qiiro iyo madadaalo heer sare ah balse mashruucan ganacsi ahaan ma noqon mid badbaado ee waxuu noqday mid guul daresto.

Waxaa hogaamiye ka ahaa Suniel Shetty ayado ay doorar muhiim ah kulahaayen jilayaal badan sida Kader Khan, Johnny Lever, Rmaba iyo kuwa kale oo badan.

Maanta oo kale 17 maarso sanadkii 200 ayaa la daawaday filmka Krodh oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Flop ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Ahsok Honda

Tiyaatarada laga daawaday: 225

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 70 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.91 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.20 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –4.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –5.15 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 38.20 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 8.74 Crore

Tirada tikit u goosatay – 3-malyan 973,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.56 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.2/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*