Maanta Oo Kale 20 Sano Kahor Waxaa La Daawaday Filmka Aarzoo Ee Akshay Kumar Iyo Saif Ali Khan Wada Jileen Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Filmka Aarzoo waa film jaceyl iyo dagaal isku dhex jira ah waxaana diin la wadaagi doonnaa xaqiiqada mashruucan ayadoo ay hogaamiyaal ka ahayen Akshay Kumar, Saif Ali khan iyo Madhuri Dixit balse ka guul darestay.

Maanta oo kale 19 maarso sanadkii 1999 ayaa la daawaday filmka Aarzoo oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Flop ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Lawrence D’souza

Tiyaatarada laga daawaday: 185

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 57 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.69 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.94 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –8 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –5.59 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 41.49 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 9.53 Crore

Tirada tikit u goosatay – 4-malyan 315,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.61 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.7/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…