Maanta oo kale 2016 Aditya RoyKapur Iyo Katrina Kaif Filmkooda Fitoor Disaster Ayuu Noqday!

Fitoor waa mashruu bur buray oo Disaster noqday waxaana hogaamiyaal ka ahaayen xidigaha kala ah Tabu, Katrina Kaif iyo Aditya Roy Kapur.

Maanta oo kale 12 Febraayo sanadkii 2016 ayaa la daawaday filimka Fitoor oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Disaster ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Abhishek Kapoor

Tiyaatarada laga daawaday: 1500

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 3.17 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  11.78 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 16.14 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 71 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 16.85 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 16.86 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 23.42crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay- $2.38m

Tirada tikit u goosatay –  1-malyan 686,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka  heleen – 7.96 Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 5.4/10 (3,790 qof ayaa u codeeyeen inuu filim wanaagsan yahay)

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.