Maanta Oo Kale 23 Sano Kahor Waxaa La Daawaday Anil Kapoor Iyo Madhuri Filmkoda Rajkumar Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Rajkumar waa film taariikhi ah oo ay wada jileen Anil Kapoor, Madhuri Dixit, Naseeruddin Shahm, Reena Roy, Farida Jalal iyo jilaayaal badan balse mashruucan sida weyn loogu hami weynaa waa lagu qasaaray.

Maanta oo kale 22 maarso sanadkii 1996 ayaa la daawaday filmka Rajkumar oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Flop ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Pankar Prashar

Tiyaatarada laga daawaday: 215

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 66 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.87 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.12 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –6.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –5.68 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 58.90 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 9.59 Crore

Tirada tikit u goosatay – 6-malyan 125,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.85 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.5/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…