Maanta Oo Kale 24 Sano Kahor Waxaa La Daawaday Ajay Devgn Filmkiisa Naajayaz Iyo Sida Uu Average Ku Noqday!!

Naajayaz waxaa hogaamiyaal ka ah Ajay Devgan iyo Naseeruddin Shah halka ay atirisho ka tahay Juhi Chawla jilaayal kalena doorar muhiim ah ku leeyihiin sida Deepak Tijori.

Maanta oo kale 17 maarso sanadkii 1995 ayaa la daawaday filmka Naajayas oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Average ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Mahesh Bhatt

Tiyaatarada laga daawaday: 195

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 54 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.53 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.62 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –3.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –5.89 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 70.16 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 9.40 Crore

Tirada tikit u goosatay – 7-malyan 296,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.94 Crore

Natiijadiisa: Average

Qiimeynta IMDB Rating – 5.6/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*