Maanta Oo Kale 25 Sano Kahor Waxaa La Daawaday Sunny Deol Iyo Saif Ali Khan FIlmkooda Imtihan Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

Imtihan waa film dagaal ah misane qiso leh waxaana wada jileen ama hogaamiyen Sunny Deol, Saif Ali Khan iyo Raveena Tandon halka Shakti Kapoor iyo jilayaan kale doorar muhiim ku leeyihiin

Maanta oo kale 11 Maarso sanadkii 1994 ayaa la daawaday filimka Imtihan oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Flop ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Harry Baweja

Tiyaatarada laga daawaday: 135

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 27 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  78 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.38 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –1.90 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.08 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 58.20 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 5.68 crore

Tirada tikit u goosatay –  6-malyan 52,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.27 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.3/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*