Maanta Oo Kale Abhishek Bachchan Waxaa U Soo Baxay Filmka Players Kaaso Ka Burburay Ganacsi Ahaan!!

Waxaa maanta oo kale 6 Jan 2012 la daawaday Filmka Players kaaso uu hogaamiye ka ahaa Abhishek Bachchan.

Filmkaan ganacsi ahaan dhulka ayuu galay maadama uu noqday Disaster, waana film lagu qasaaray ayadoo lacago qaali ah lagu sameyay.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Players Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Jilayaasha Filmka: Vinod Khanna, Boby Deol, Abhishek Bachchan, Sonam Kapoor, Bipasha Basu, Neil Nitin Mukesh, iyo kuwa kale.

Director: Abbas-Mustan

Xiliga la daawaday: 6 January 2012

Tiyaatarada laga daawaday: 1900

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 4.63 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 14.58 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 21.52 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 55 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 29.90 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 37.99 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 40.58 CroreTirada tikit u goosatay – 4-Malyan 1200 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  14.43 CroreNatiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating –4.1/10