Maanta oo kale Boxoffice-ka maxaa ka dhacay: Fan (2016), Maha Shaktishaali (1994) iyo Paramaatma (1994) ayaa soo baxeen

Maanta oo kale 15 April waa maalin sanado kala duwan tiyaatarada la saaray aflaan caan ah sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin jilaayaasha Bollywood-ka ugu caansan.

Fan (15 Apr 2016): waxaa wada jileen Shah Rukh Khan, Shriya Pilgaonkar iyo Waluscha de Sousa.

Fan SRK poster.jpg

Director: Maneesh Sharma

Tiyaatarada laga daawaday: 3450

Maalinta kowaad lacagta uu keenay 19.07 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  52.34 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 71.42 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 120 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 84.03 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 84.71 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 116.97 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $10.22m

Tirada tikit u goosatay – 8-malyan 471,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 41.18 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 7.1/10

Maha Shaktishaali (15 Apr 1994): waxaa wada jileen Dharmendra, Ayesha Jhulka, Avinash Wadhavan, Amrish Puri, Gulshan Grover, Anupam Kher iyo kuwo kale.

Image result for Maha Shaktishaali (1994)

Director: K. Pappu

Tiyaatarada laga daawaday: 100

Maalinta kowaad lacagta uu keenay 17 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 46 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 78.75 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.30 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 1.57 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 26.75 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 2.41 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $9k

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 675,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 56.37 Lah

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 6.2/10

Paramaatma (15 Apr 1994): waxaa wada jileen Mithun Chakraborty, Juhi Chawla, Amrish Puri, Shami, Anjana Mumtaz iyo kuwo kale.

Paramaatmanew.jpg

Director: Bapu

Tiyaatarada laga daawaday: 65

Maalinta kowaad lacagta uu keenay 8.75 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 25 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 42.50 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.55 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 86.50 Lakh

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 17.12 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 1.60 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $7.5k

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 712,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 27.12 Lah

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 6.8/10

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*