Maanta oo kale Boxoffice-ka maxaa ka dhacay: Hadh Kar Di Aapne (2000), Baazi (1995), Humko Deewana Kar Gaye (2006) iyo filimo kale ayaa soo baxeen

Maanta oo kale 14 April waa maalin sanado kala duwan tiyaatarada la saaray aflaan caan ah sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin jilaayaasha Bollywood-ka ugu caansan.

Hadh Kar Di Aapne (14 Apr 2000): waxaa wada jileen Govinda, Rani Mukerji, Nirmay Panday & Ritu Shivpuri.

Hadh Kar Di Aapne.jpg

Director: Manoj Agrawal

Tiyaatarada laga daawaday: 205

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 66 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  2 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.88 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 8 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 11.31 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 79.82 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 18.98 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $250k

Tirada tikit u goosatay – 7-malyan 982,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 5.92 Crore

Natiijadiisa: Average

Qiimeynta IMDB Rating – 5.3/10

Baazi (14 Apr 1995): waxaa wada jileen Aamir Khan, Mamta Kulkarni, Paresh Rawal & Mukesh Rishi.

Baazi95.jpg

Director: Ashutosh Gowariker

Tiyaatarada laga daawaday: 180

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 43 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.31 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.25 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 5.09 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 59.85 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 8.49 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $100k

Tirada tikit u goosatay – 5-malyan 985,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.45 Crore

Natiijadiisa: Flop (Baazi wuxuu Flop ku noqday in kooxda cajaladaha qeybiyaan lacag adag ku iibsadeen dibna usoo celin waayay.)

Qiimeynta IMDB Rating – 6.6/10

Maidan-E-Jung (14 Apr 1995): waxaa wada jileen Dharmendra, Akshay Kumar, Karishma Kapoor, Amrish Puri, Jayapradha, Gulshan Grover, Kader Khan, Shakti Kapoor, Mukesh Khanna & Dina Pathak

Image result for MAIDAN-E-JUNG movie 1995

Director: K.C. Bokadia

Tiyaatarada laga daawaday: 160

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 40 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.10 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.87 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 4.21 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 58.53 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 7.17 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $20k

Tirada tikit u goosatay – 5-malyan 853,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.05 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.4/10

Humko Deewana Kar Gaye (14 Apr 2006): waxaa wada jileen Akshay Kumar, Katrina Kaif, Anil Kapoor & Bipasha Basu.

Humkodeewanakargaye.jpg

Director: Raj Kanwar

Tiyaatarada laga daawaday: 475

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.90 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  5.41 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 8.44 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 17 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 14.12 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 41.84 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 20.12 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $1.61m

Tirada tikit u goosatay – 4-malyan 184,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 6.26 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.4/10

Pyare Mohan (14 Apr 2006): waxaa wada jileen Fardeen Khan, Vivek Oberoi, Esha Deol, Amrita Rao & Boman Irani.

PyareMohan.jpg

Director: Indra Kumar

Tiyaatarada laga daawaday: 400

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.89 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  5.72 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 8.48 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 13 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 11.79 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 34.72 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 16.72 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $420k

Tirada tikit u goosatay – 3-malyan 472,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 4.94 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 3.3/10

Begum Jaan (14 Apr 2017): waxaa wada jileen Vidya Balan, Ila Arun, Naseeruddin Shah, Chunkey Pandey, Vivek Mushran iyo kuwo kale.

Begum Jaan.jpg

Director:  Srijit Mukherji

Tiyaatarada laga daawaday: 1250

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 3.64 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  10.73 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 15.89 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 19 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 20.05 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 20.05 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 27.77 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $440k

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 993,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 9.21 Crore

Natiijadiisa: Flop (Begum Jaan wuxuu ku noqday Flop lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen inay ka yar tahay lacagaha lagu qarash gareeyay)

Qiimeynta IMDB Rating – 5.5/10

Gang (14 Apr 2000): waxaa wada jileen Nana Patekar, Kumar Gaurav, Javed Jaffrey, Jackie Shroff, Juhi Chawla & Imtiaz Khan

Gang (film) poster.jpg

Director: Mazhar Khan

Tiyaatarada laga daawaday: 175

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 23 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 70 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.32 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.32 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 17.05 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 3.89 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $50k

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 705,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 96.75 Lakh

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 6.4/10

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*