Maanta oo kale Boxoffice-ka maxaa ka dhacay: Jodi No.1 (2001), Big Brother (2007) iyo Bheja Fry (2007) ayaa soo baxeen

Maanta oo kale 13 April waa maalin sanado kala duwan tiyaatarada la saaray aflaan caan ah sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin jilaayaasha Bollywood-ka ugu caansan.

Jodi No.1 (13 Apr 2001): waxaa wada jileen Sanjay Dutt, Govinda, Anupam Kher, Monica Bedi iyo Twinkle Khanna

JodiNo.1.jpg

Director: David Dhawan

Tiyaatarada laga daawaday: 285

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 1.15 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  3.41 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 6.57 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 11 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 18.89 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 121.22 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 31.75 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $510k

Tirada tikit u goosatay – 12-malyan 122,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 10.45 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 5.9/10

Big Brother (13 Apr 2007): waxaa wada jileen Sunny Deol, Priyanka Chopra, Farida Jalal iyo Danny Denzongpa

Big Brother movie.jpg

Director: Guddu Dhanoa

Tiyaatarada laga daawaday: 290

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 82 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  2.42 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 3.50 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 8 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 4.94 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 16.19 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 6.92 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $40k

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 619,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.89 Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 3.9/10

Bheja Fry (13 Apr 2007): waxaa wada jileen Rajat Kapoor, Vinay Pathak, Sarika, Milind Soman iyo Ranvir Shorey

Bheja Fry (film).jpg

Director: Sagar Ballary

Tiyaatarada laga daawaday: 120

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 27 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.22 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.40 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 1.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 8.98 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 14.95 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 12.58 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – Lagama daawanin

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 495,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.90 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.7/10

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*