Maanta oo kale Boxoffice-ka maxaa ka dhacay: Silsila Hai Pyar Ka (1999), Zulmi (1999), Paathshaala (2010) & Krishna Cottage (2004) ayaa soo baxeen

Maanta oo kale 16 April waa maalin sanado kala duwan tiyaatarada la saaray aflaan caan ah sidoo kalena ay hogaamiyaal ka yihiin jilaayaasha Bollywood-ka ugu caansan.

Silsila Hai Pyar Ka (16 Apr 1999): waxaa wada jileen Karisma Kapoor, Chandrachur Singh iyo Danny Denzongpa.

Silsila Hai Pyar Ka.jpg

Director: Shrabani Deodhar

Tiyaatarada laga daawaday: 120

Maalinta kowaad lacagta uu keenay 27 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 89 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.61 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5.75 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.41 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 24.45 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 5.82 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $320k

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 445,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.42 Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 2.6/10

Zulmi (16 Apr 1999): waxaa wada jileen Akshay Kumar, Twinkle Khanna, Amrish Puri iyo Aruna Irani

Zulmi poster.jpg

Director: Sandesh Kohli

Tiyaatarada laga daawaday: 170

Maalinta kowaad lacagta uu keenay 37 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.62 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 3.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.74 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 23.64 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.70 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $55k

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 364,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.20 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.2/10

Paathshaala (16 Apr 2010): waxaa wada jileen Shahid Kapoor, Ayesha Takia, Shraddha Arya, Ali Haji, Sushant Singh iyo Nana Patekar

Paathshaala1.jpg

Director: Milind Ukey

Tiyaatarada laga daawaday: 500

Maalinta kowaad lacagta uu keenay – 1.36 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 4.72 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 7.52 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 14 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 10.94 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 17.07 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 14.94 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $510k

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 707,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 5.21 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.9/10

Krishna Cottage (16 Apr 2004): waxaa wada jileen  Sohail Khan, Isha Koppikar iyo Anita Hassanandani

Krishna Cottage film.jpg

Director: Santram Varma

Tiyaatarada laga daawaday: 190

Maalinta kowaad lacagta uu keenay – 66 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.87 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.81 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.99 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 15.27 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 5.90 Crore

Lacagaha uu suuqyada caalamka ka keenay – $5k

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 528,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.21 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 5.1/10

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*