Maanta Oo Kale Labo Sano Ka Hor Waxaa La Daawady Filimkii Dagaalka Ah RockyHandsome Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

Rocky Handsome waa film dagaal ah kaaso uu ku xarakeeyay aktarka John Abraham waxaana wada jileen John Abraham , Shruti Hassan, Nishikant Kamat, Sharad Kelkar iyo jilaayaal badan balse mashruucan waxa uu noqday mid flop ah.

Maanta oo kale 24 maarso sanadkii 2016 ayaa la daawaday filmka Rocky Handsome kaaso noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filmkaan Flop ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Nishikant Kamat

Tiyaatarada laga daawaday: 1900

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 5.19 crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  12.85 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 18.69 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –43 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –22.03 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 25.05  Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 30.67 Crore

Tirada tikit u goosatay – 2-malyan 605,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 10 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 6.8/10