Maanta Oo Kale Sanadkii 2010 Waxaa La Daawaday Filimka Uu Xifaaltamayn  Sunny Deol Iyo Irfan Khan Filmkooda Right Yaa Wrong  Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!

Filmka Right Yaa Wrong waafilm qiyaano badan waxaana la daawaday maanta oo kale ayadoo ay hogaamiyaal ka ahaayen Sunny  Deol Iyo Irfan Khan halka ay doorar muhiim ah ku lahaayen Konkona Sen Sharma iyo Isha Koppikar

maanta oo kale sanadkii 2010 waxaa la daawaday filimka lagu magacaabo Right Yaa Wrong kaaso ay hogaamiya ka ahaayeen aktarada kala ah Sunny Doel Iyo Irfan Khan filimka Wright Yaa Wrong waxa uu noqday mashruuc bur-buray hadaba sida filimkan Disastar  ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Neeraj Pathak

Tiyaatarada laga daawaday: 600

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 52 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.73 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.48 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –22 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.57 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 45,29 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 3.50 crore

Tirada tikit u goosatay –  4-malyan 71,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.27  Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 6.5/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*