Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Arjun Kapoor Iyo Sonakshi Sinha Filmkoda Tevar Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday!!

 

Waxaa maanta oo kale la daawaday 9 Jan sanadkii 2015 filmka Tevar kaaso ay wada jileen Arjun Kapoor, Sonakshi SInha Iyo Manoj Bajpayee waana film jaceyl iyo qayaano isku dhexjirto ah.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Tevar iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Director: Amit Ravindernath

Xiliga la daawaday: 9 January 2015

Tiyaatarada laga daawaday: 2850

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 6.82 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 21.67 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 31.91 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 54 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 35.55 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 41.78 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 46.95 CroreTirada tikit u goosatay –4-malyan 3, 450 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  17.60 CroreNatiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating –4.1/10

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*