Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Bipasha Basu Filmkeda Ishq Hai Tume Iyo Sida Uu Ku Guuldarestay!!

 

Ishq Hai Tumse waa film jaceyl ah oo ay wada hogaamiyen Dino Morea iyo Bipasha Basu waxaana la daawaday maanta oo kale 2 Jan sanadkii 2004.

Filmkaan bur bur taarikhi ah ayaa kuhabsaday kadib marka uu Disaster noqday aadna loogu qasaaray maadama dadka sheekada filmkaan iska diiden.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Ishq Hai Tumse Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Director: G.Krishna

Xiliga la daawaday: 2 January 2004

Tiyaatarada laga daawaday: 155

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 31 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 81 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 1.18 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 1.54 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 5.46 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 2.29 CroreTirada tikit u goosatay – 5, 900 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 52.37 LakhNatiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating –3.1/10