Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Auzaar Iyo Sida Uu Flop Ku Noqday

 

Filmka Auzaar waa film dagaal iyo jaceyl saaxiibtinomo isku dhexjirto ah waxaana mashruucan wada jileen oo bandhig cajiib ah kuwada muujiyen xidigaha kala ah Salman khan, Sanjay Kapoor iyo Shilpa Shetty.

Maanta oo kale 28 Febraayo sanadkii 1997 ayaa la daawaday filimka Auzaar oo noqday mashruuc guul darestay hadaba sida filimkan Flop ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Sohail Khan

Tiyaatarada laga daawaday: 175

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 49 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.39 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.40 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 5.25 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 5.68 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 55.84 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 10.05 crore

Tirada tikit u goosatay –  5-malyan 807,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 2.84 Crore

Natiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating – 4.6/10