Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Dedh Ishqiya Iyo Sida Uu Ku Guul Darestay!!

Dedh Ishqiya waa film jaceyl iyo qayaano isku dhexjirto ah waxaana wada hogaamiyen Madhuri Dixit, Naseeruddin Shah, Arshad Warsi iyo Huma Qureshi.

Balse filmkaan ganacsi ahaan waa ka guuldarestay xidigahan maadama uu Flop noqday inkastoo qaab jiliinkoda lagu amaanay.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Dedh Ishqiya iyo Sida Uu Flop Ku Noqday:

Director: Abhishek Chaubey

Xiliga la daawaday: 10 January 2014

Tiyaatarada laga daawaday: 1250

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 2.52 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 10,77 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 18.24 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 37 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 25.27 Crore

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 26.86 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 33.58 CroreTirada tikit u goosatay –2-malyan 7, 94000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  12.01 CroreNatiijadiisa: Flop

Qiimeynta IMDB Rating –7.1/10