Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Dulha Mil Gaya  Kaaso Ah Fardeen Khan Filimkiisa Ugu Dambeesay Uu Kusoo Muuqdo !!!

Maanta oo kale 8 janaayo 2010 waxaa tiyaatarada la saaray filimka dulha mil gaya kaaso ahaa filimka ugu dambeeyay uu keeno aktarka fardeen khan waxaa sidoo kale filimkan qaybka ah atariishooyinka kala ah sushmita sen iyo ishita sharma

Inkastoo shah rukh khan uu filimkan ku lahaa muuqaal marti oo la fadiyay laakiin waa uu bad-baadin waayay waxa uuna noqday mashruuc si weyn u guul dareesto fadlan hoos kaga bogo sida uu filimkaan Disaster ku noqday:

Xiliga la daawaday: 19 November 1999

Tiyaatarada laga daawaday: 550

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 63  Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 2  Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.96 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 22 crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.08 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo –4.79 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor hor – 4.21 crore

Tirada tikit u goosatay – 1-Milyan 517,000 qof

Natiijadiisa: disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 4.4/10  (2245 qof ayaa u codeesay inuu filim wanaagsan yahay)