Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Kapoor & Sons Oo Noqday Film Hit Ah!

 

Kapoor & Sons waa film ka hadlaayo arimaha qoyska sido kalena ay wada jileen Rishi Kapoor, Sidharta Malhotra, Alia Bhatt Fawad Khan iyo jilaayal kale oo badan waana film jacel ah oo guul wacan gaaray.

Maanta oo kale 18 maarso sanadkii 2016 ayaa la daawaday filmka Kapoor & Sons oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filmkaan Hit ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Shakun Badtra

Tiyaatarada laga daawaday: 1500

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 6.58 Crore

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  24.93 Crore

kowaad lacagaha uu keenay: 44.77 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –38 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay –69.37 Corre

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 69.37 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 96.27 Crore

Tirada tikit u goosatay – 6-malyan 532,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 32.35 Crore

Natiijadiisa: Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 7.8/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…