Maanta Oo Kale Waxaa La Daawaday Filmka Lagu Soo Caan Bixiyay Zayed Khan Ee Chura Liya Hai Tumne Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday

Waxaa maanta la daawaday Zayed Khan filmka uu Bollywoodka kusoo galay ee Chura Liyaa Hai Tumne kaaso ah film jaceyl oo ay la jishay atirishada Esha Doel Laakiin waxa uu noqday filim bur-buray .

Maanta oo kale 21 march sanadkii 2003 ayaa la daawaday filmka Chura Liyaa Hai Tumne oo noqday mashruuc guul-daraystay hadaba sida filmkaan Disaster ku noqday iyo macluumaadkisa dhameestiran fadlan hoo kaga bogo:

Director: Sangeeth Sivan

Tiyaatarada laga daawaday: 175

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 41 lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 1.18 crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay:  1.93 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay –7.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 3.09 crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 14.13 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.89 Crore

Tirada tikit u goosatay – 1-malyan 256,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 1.32 Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 3.8/10