Waxaana Maanta Oo kale La Daawaday Filimka Xiisaha Bada Ee Judaai!

Waxaa maanta la gubaya Sridevi sido kalena maanta oo kale waxaa la daawaday filmkedi guusha lixaadka leh gaaray ee Judaai kaaso ay la jileen dumaashiged Anil Kapoor iyo atirishada Urmila Matondkar.

Maanta oo kale 28 Febraayo sanadkii 1997 ayaa la daawaday filimka Judaai oo noqday mashruuc guulestay hadaba sida filimkan Super Hit ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Raj Kanwar

Tiyaatarada laga daawaday: 170

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 30 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.14 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.23 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 6 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 14.09 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 134.48 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 24.83 crore

Tirada tikit u goosatay –  13-malyan 984,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen – 7.51 Crore

Natiijadiisa: Super Hit

Qiimeynta IMDB Rating – 6/10