Macquul ma ahan sida muuqaalka filimka 2.0 Akshay Kumar loogu sameeyay bal nala daawo (+Video)

Xayeysiin u sameynta iyo dar dar galinta suuq geynta filimka weyn 2.0 ayaa si waali ah u socoto waxaana ka harsan daawashada mashruucaan mudo 10-maalmood ah.

Haddaba 2.0 waxaa hogaamiyaal ka ah Rajinikanth, Akshay Kumar iyo Amy Jackson halka uu Director ka yahay Shankar waxaana mashruucan tiyaatarada la saarayaa 29-ka bishan November ayadoo lagu daawan doono luqadaha Tamil, Telugu iyo Hindi.

Haddaba waxaa lasoo bandhigay muuqaalka lala yaaban yahay ee Akshay Kumar filimka 2.0 ku jilaayo qaabka loogu sameeyay waana hab cajiib ah.

Fadlan hoos ka daawo muuqaalka Akshay sameyntiisa juhdiga ku baxday iyo hadal heynta xoogan ee Video-gaan abuuray kadibna fikir-kaaga nala wadaag:

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.