Malaika Arora Oo Sabab U Noqotay In Arjun Kapoor Iyo Athiya Shetty Safaaradaha Kala Rartaan!!

Arjun Kapoor iyo Athiya Shetty ayaa safaaradaha kala qaateen sida la sheegay oo qofba qofka kale xiriirka saaxiibtinimo caadiga ahed xitaa u jaray waxaana u saba ah Malaika Arora.

Suniel Shetty gabadhiisa Athiya Shetty waxay Arjun Kapoor kula midowday mashruuca Mubarakan oo la daawaday sanadkii 2017 waxaa la sheegay in labadan xidig mashruucas saaxiib ku noqdeen.

Dad ka akdhow ayaa sheegeen in xiriir cusub u bilaawan rabay lamaanaha balse markii Malaika Arora nolosha Arjun Kapoor si rasmi ah usoo gashay Arjun cilaaqaadka iyo wada xiriirka ayuu u jaray Athiya Shetty.

Meel Malaika soo gashay misane xiriir cusub ka ogolaatay Arjun, Athiya boos ogama banaano sidaa aawged  Arjun waxuu ku qasbanaaday inuu gabi ahaanba iska dhaafo Athiya Shetty isagoo ilaalsanaayo xiriirka Maliaka Arora.

Malaika ayaa la dagaalameysa da’da waxayna sameeyneysaa jimicsi badan iyo jir dhis badan quruxda kale iyo sida loo dhalaaliyo jirkana wey ku dadaasha waana sababta Arjun indho oga soo hareen wararka xanta waxay sheegayaan in lamaanahan guurkooda dhici doono bartamaha June ama ciidul fitriga kadib.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*