Malika Arora Oo Maxay Ka Tiri Xanta Ku Aadan Arooska Iyada Iyo Arjun Kapoor

Waxaa jiray xan badan oo ku saabsan xariirka Malaika Arora iyo Arjun Kapoor  Inkastoo aysan labadan lamaane aysan weli xaqiijin ah xiriirkooda laakiin atariishada priyanka chopra ayaa banaanka soo dhigtay arrimo sir ah ku saabsan labadan lamaane inta lagu guda jiray showga  Koffee Karan season kii 6.

Karan Johar ayaa sidoo kale isagana waxa uu cadeeyay inuu jiro xariir jaceyl kaaso u dhaxeeya Arjun Kapoor iyo Malaika Arora isagoo si weyn ula socda xaalada labadan lamaane  maadaama uu saaxiib dhow la yahay malika arora

Malika Arora Oo dhawaan ka qayb-gashay bandhig lagu soo bandhigaayay fashionka ayaa halkaas waxaa ay ku bixiysay wareysi ka dib wareysiga ayaa waxaa malika arora la weydiiyay xiliga uu dhici doono arooska iyada iyo arjun kapoor

Malika Arora ayaa si weyn u dhoola-cadeysay iyadoo sheegtay maxay tahay sababta ay saxaafada mar waliba u weydiiso su’aashan malika aroraayaa oo arrintan ka hadlaysa ayaa waxa ay tiri ” mar waliba waxaan jeclahay inan hore u socdo sidoo kalena ay raadiyo qof ku haboon nolosheeda maadaama aan doonaayo inan raaxo ku dhamaysto nolosheeda laakiin mar waliba waxaad jeceshihiin inaad wax iska sameesataan laakiin ilaa hadda wax xaqiiqo ah ma jiraan”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*