CIYAARAHA WARARKA MAANTA

Manchester United iyo Real Madrid oo kawada hadleen heshiiska Pogba iyo caqabada hor taagan in heshiiskaan hirgalo.

Sida ay qorayaan wargeysyo kasoo baxa gudaha wadanka Spain kooxaha Manchester United iyo Real Madrid ayaa wada xaajood u fadhiisteen iyo sidii Pogba ugu wareegi lahaa Madrid.

Manchester United ayaa dalbatay si ay u fasaxdo Paul Pogba lacag dhan 169M oo Euro ah halka ay Real Madrid diyaar u aheyn in ay lacagtaas bixiso.

Real Madrid ayaa dooneyso in heshiiska lagu daro hal laacib ama labo laacib maadaama ay ka carareyso inuu qabto sharciga dhaqaalo wanaaga ee UEFA waxayna United usoo bandhigeen Gareth Bale iyo James Rodriguez,

Gareth Bale ayaanan qeyb ka aheyn qorshaha macalin Zidane sidoo kale James ayaysan Real u baahneyn waxayna doonayaan in halkii United lacago kaash siin lahaayeen xidigahaan uga badashaan.

Balse lama oga hadii United aqbali doonto qorshaha Real Madrid iyo hadii kale waxayse cadaan doonaan maalmaha soo socdo.

Related posts

Daawo: Jaceylkii sedex geesoodka ahaa ee uu dhaxeeyay Ajay, Raveena iyo Karisma muxuu kusoo idlaaday

Zakarie

Shah Rukh Khan oo shaaciyay sababta ka dambeesay inuu diido samaynta filimkan raavan kaaso ay sameeyeen Aishwarya Rai Bachchan iyo Abishek Bachchan

Jabriil Abdikadir

Daawo: Ileen Lacagta Halkaan Ayaa Laga Shabsadaa: 12 Ciyaar-yahan Oo Xirfado Gaar Ah Ku Nool!

Zakarie

Daawo: Caawo iyo Kooxdaada Maxaa Ka Cusub 7 June 2019 #ManUnited, #Barca, #Real, #Inter

Zakarie

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (26 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

Zakarie

11-ka Atirisho Ee Uu Shah Rukh Khan Taageraha U Yahay Sido Kalena Uu Jecelyahay La Shaqeyntooda (+Sawiro)

Ali Aadan