Maqaal: 5 Aktar Kuwaaso Si Dhab U Sameeyay Doorarkooda Filimka (+Sawiro)

Waa Wax Ay Adag Tahay In Aktar-Ka Uu Ka Run Sheego Doorkiisa Isagoo Adeegsada Qalab Ama Waxyaabo Kale Taaso Aktarka Ku Kalifta Labo Mid Inuusan Haysanin Waqti Ama Uu Isku Dulwado Aflaamo Badan Ama Inuusan Awoodin Inuu Galo Isbadal Muuqaalka Ama Jirka Ah Taaso Kalifta In La Isticmaalo Waxyaabo Loo Yaqaan Boos-Buuxis.

Laakiin Aktarka Marka Uu Si Dhab U Sameeyo Doorkiisa Filimka Waxa Hubaal Ah Inuu Ku Helaayo Amaan Weyn Taaso Loo Yaqaan Method Acting

Fadlan Hoos Kaga Bogo Liiska Xidigahas Iyo Aflaamtooda

1. Ranveer Singh- Padmavaat

Doorkiisa Filimkan U Ku Jilayay Ee Aha Mid Naxriis Laaba Ah Alauddin Isagoo Si Weyn Kaga Baxsaday Doorkas Dhibka Badan Isagoo Galay Tababar Iyo Gym Isagoo Isku Yeelay Murqo Weyn Taaso Ranveer Singh Ka Saaciday Inuu Amaan Ku Helo Hab-Jilinkiisa Filimkas.

2. Rajkumar Rao – Trapped

 

Rajkumar Doorkan Waxa Uu Kasoo Min-Guuriyay Aktarka Hollywood Ka Ah Ee Lagu Magacaabo Daniel Day Lewis Kaaso Aktarkan Sadex Todobaad Qaadanayay Cunto Dheeli-Tiran Isagoo Cunayay Kaliya Carrote Iyo Isagoo Cabitaan Ah U Isticmaalayay Kaliya Black Coffee Taaso Banaanka Soo Dhigtay Feerahiisa Caato-Nimo Darteeda Waa Mid Uu Ku Amaanan Yahay Rajkumar Rao Doorkan Dhibka Badan Sida Uu U Sameeyay.

3. Aamir Khan – Dangal

La Yaab  Ayaa Waxa Ah In Amir Marka Uu Jilayay Doorka Haryana Uu Misaankiisu Ka Dhigay 98 Kgs Oo Muuqaal Ahaan Laga Rabay Inuu U Ekaado 52 Sano Jir Oo Calool Leh  Laakiin Waxa La Yaab Noqotay Markii Uu Sameenayay Doorka Isagoo Dhalin-Yaro Ah Oo Lala Cajabay Sida Uu Isaga Dhimay Culeys Ka Faraha Badnaa Isagoo U Ekaaday Nin Jira Da-Ahaan 38 Sano.

4. Ranbir Kapoor – Rockstar

Ranbir Kapoor Ayaa Ka Dhabeeyay Doorkiisa Isagoo Bartay Habka Loo Garaaco Guitar Oo Ku Qaadatay Muddo Badan Isagoo Isku Ekay-Siiyay Sida Fanaan Rockstar Ah Isagoo Daystay Timo Badan Ranbir Wuu Ku Faa’iday Inuu Ka Run Sheego Doorkiisa Isagoo Ku Helay Abaal-Marinta Best Actor Oo Ay Siisay Shirkadda FilmFare .

5. Randeep Honda – Sarbjit

Aktarka Aya Dhib Badan Ka Maray Saameynta Doorkan Isagoo Iska Riday 28 Kilo Kaliya 28 Maal-Mood Isagoo Laga Doonaya Muuqaal Ahaan Nin Mudo Badam Ku Jiray Xabsiga Dalka Pakistan Oo Loo Diiday Raashin Lana Jir Dilay Isagoo Ku Sigtay Inuu Halis Galiya Xaalada Caafimaadkiisa Isagoo Noqday Qof Tabar-Daran Waan Door Lagu Amaanay Randeep Honda.