Maqaal Qaladaadka Aflaamta: Badlapur Iyo OMG

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Kusoo Dhawaada Maqaal Aan Kaga Hadlayno Qaladaadka Aflaamta Taaso Aan Iyo Waxyaabaha Qalad Laga Soo Diiwan Geliyay Filimada

Marka Aad Daawaneysid Filimka Sheekadiisa ay Tahay Mid Si Weyn Aad Kaga Heshay Taaso Daqiiqad Walba Aad Ka Caajiseen Inad Daawatid Adigoo Xitaa Qaadanaya Qaladaad Ku Jira Filimkas Oo Adiga Aadan Fahmi Karin

Taaso Mar Dambe Aad Laga Yaabo Inad Fahamtid Iyadoo Director Qaar Mararka Qaar Ay Ka Hoos Baxdo Iyagoo Doonaya In Filimka Meel Walba Ka Ilaaliyaan Qalad

Webka Filimside Ayaa Kusoo Gudbinayaa Warbixinta Maalin Waliba Iyadoo Taxane Ay Inoo Noqonayso Oo Labo Filim Aan Kusoo Qaadan Doono

Badlapur

Badlapur Waa Film Varun Dhawan Waji Cusub Kula Soo Baxay Bollywoodka Isagoo Waji Gangster Nimo Ku Jilaayo Filimkan Waxaana Kula Wehliyaan Xidigaha Kala ah Nawazuddin Siddiqui, Huma Qureshi, Yami Gautam Iyo Kuwa Kale

Waxaa Mashruucan La Daawaday 20 Febraayo Sanadkii 2015 Filimka Badlapur Ayaa Noqday Mashruuc Guulestay Waxaana U Noqday Filimkan Hit

Qaladka Filimkan: Gudaha Filimkan Marka Raggu (Varun Dhawan) Uu La Kulmayo Harman Uu Ku Balaminaayo Barka Waxaa Joogaan Koox Music Ah

Iyagoo Ka Muuqdaan Dhinaca Midig Ee Varun Dhawan Miiska U Fadhiyo Laakiin Marka Dambe Uu Askariga Ka Daawanayo Camerada Cctv Waxyaabaha Dhacay Habeenkaas Ayaa Meesha Waxa Laga weynaya Gabi-Ahaanba  Kooxda Musicada

Iyagoo Markii Hore Kasoo Muuqdayn Dhinaca Midig Ee Varun Fadhiyay Laakiin Markii Dambe Xagee Ayay Ka Baxeen Waana Qaladka Filimkan Laga Soo Bandhigay

OMG

OMG! Oh My God Waa Filim Gaaray Guul  Weyn Maadaama Uu Hogaamiye Ka Ahaa Paresh Rawal Waxaana Door Caawiye Oo La Fidiyay Ku Lahaa Akshay Kumar.

Waxaana La Daawaday 28 September 2012 OMG! Oh My God Waxaa Wada Jileen Paresh Rawal Akshay Kumar iyo Mithun Chakraborty.

Qaladka Filimkan: Kooxda Filimkan Ayaa Marka Hore Waxa Ay Badalayn Summada Tv-ga Star News Marka Tv-ga Laga Daawanaayo

Oo Waxa Ay Ku Qorayn Logada Magaca ABP Laakiin Magaca Maysan Ka Badalin Qaybta Microphonka

Iyagoo Isticmaalay Magaca Saxda Ag Ee Star News Waana Labo Dhacdo Aan Is Lahayn Iyadoo Tv-ga Uu Qayb Ka Yahay Filimka Kaaso Si Fiican Loo Sameyn

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*