Maxaa Ka Taqaana Xaasaska Super Star-da Koonfur India Iyo Sidee U Qurux Badan Yihiin Baro!!

Inta badan koonfur India waa kuwa laga mashquulo warbixinooyinkoda waana qeyb kamid ah fanka India, koonfur waxaa kunool jilayaal caan ah si qaas ah maanta Somalia filmada koonfur India ayaa caan ka noqdeen.

Super Stars caan ka ah koonfur India oo aad taqaano ugu yaraan xitaa wajigooda ayaan halkaan kugu bareena xaasaska quruxda badan ee ay la nool yihiin iyo waliba cariirtoda.

Allu Arjun, Mahesh Babu, Ram Charan, Dhanush, Vijay kuwa kale halkaan ka daawo xaasaskooda soo jiidashada leh kadibna nala wadaag mida ugu soo jiidashada badan…

1. Allu Arjun iyo Xaaskiisa Sneha

2. Chiranjeevi iyo Xaaskiisa Surekha

3. Ram Charan iyo Xaaskiisa Upasana Kaminenni

4. Nagarjuna iyo Xaaskiisa Laxmi

5. Vijay iyo Xaaskiisa Sangeeta

6. Ajith Kumar Iyo xaaskiisa Shalini

7. Suriya iyo Xaaskiisa Jyotika

8. Rajnikanth iyo Xaaskiisa Lata

9. Dhanush iyo Xaaskiisa Aishwarya ( Rajnikanth gabadhiisa)

10. R.madhavan iyo Xaaskiisa Sareeta Birje

11. Mahesh Babu iyo Namrata Shirodkar

12. NTR jr iyo xaaskiisa Lakshmi Pranathi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*