Maxaad Ka Taqaana Laadariin 80s Caanka Ahaayee Iyo Wiilasha Ay Dhalayn Kuwaaso Aadan Hore U Arkin

 

Qarnigaan cusub ilaa hada laadiriinta joogaan marnaba ma gaari karaan laadiriintii doorka xumaanta sameen jireen ee 90-maadkii caanka ahaayen kuwaaso atoorayaasha dhuunta u galeen.

Hadal adag oo micno ku fadhiyo Action heer sare ah caga jugleen iyo waliba qayaamo lama filaan ah ayee ku caan baxeen laadiriinti hore waliba waxaa ugu soo jiidasho badneed oraahda laadiriinta iyo atoorayaasha is weedarsan jireen balse maanta lama haayo.

lama xisaabin karo Rugcadaayasha Bollywoodka kuwaaso waji qamarjanimo kumataleen shaashada, balse markii ladhaho laadariinta ugu fiican xidigo badan ayaa soo galayaan.

balse maanta waxaan ku hayaa 9 laadiriin oo caan ah oo aad si weyn u garanaysaa wiilasha ay dhalayn kuwaaso laga yaabo inaadan hore u aqoon

1. Kebir Bedi iyo wiilkiisa Adam Bedi

 

2. Dilip Tahlil iyo wiilkiisa Dhruv Tahlil

 

3. Amjad Khan iyo wiilkiisa Shadaab Khan

 

4. Gulshan Grover iyo wiilkiisa Sanjay Grover

 

 

 

5. Danyy Denzongpa iyo wiilkiisa Rinzing Denzongpa

 

6.M.B Shetty iyo wiilkiisa Rohitt Shetty

7. Suresh Oberoi iyo wiilkiisa Vivek Oberoi

 

8. Mc Mohan iyo wiilkiisa Vikranta Makijany