Maxay Katrina Kaif Ka Tiri Bandhiga Alia Bhatt Ee Heeska Dhawaan-galka ah More Pardesiya Ee Filimka Kalank

saxaafada dalka india kuwaaso ka hadla arrimaha bollywoodka waxa ay aaminsan yihiin in aktarada ugu caansan gudaha bollywoodka aysan ka dhaxeenin xariir wanaagsan iyagoo kaliya isku xushmeeyaan marka ay ka qayb-galayaan xafladaha qaaska ah.

laakiin arrintaas waxaa beeniyay labada atariisho ee kala Katrina Kaif Iyo Alia Bhatt kuwaaso xilli walba u dhaqmaan si labo gabdhood oo walaalo ah inkastoo la ogyahay in Alia Bhatt ay Katrina Kaif ka dulqaaday jaceylkeeda Ranbir Kapoor

laakiin labadan atariisho waxa ay mar walba muujiyeen inuu ka dhaxeeyo xariir wanaagsan iyadoo dhawaan lasoo bandhigay heeska ugu horeeyay ee filimka Kalank kaaso ay ka wada soo muuqanayaan Atariishooyinka kala ah Mandhuri Dixit Iyo Alia Bhatt

heeskaas ayaa noqday mid qof walba u amaanaayo waxaa Katrina Kaif aya ka ra’yi dhiibtay sida ay ugu heshay muuqaalka iyo bandhiga alia bhatt ee heeskaas

 

iyadoo comment ka dhiibatay muuqaal yar oo ku saabsan heeskaas taaso ay alia bhatt soo dhigtay barteeda Instagram waxaana Katrina Kaif ay soo qortay