Maxay Tahay Sababta Kadambeysa In Amitabh Bachchan Loogu Yeero Angry Old Man, Wax Ka Ogow

 

waxaanu wada ognahay in Amitabh Bachchan xiligii uu fanka kucusubaa loogu yeeri jiray Angry Young Man oo la micno ah (ninka yar ee xanaqa bada), sababto ah aflaamtisa badana wuxu kumatali jiray door aad u ad adag waana mida uu xiligaas ku noqday Super Star weyn.

India waxay Super Star weyn heshay markii uu Big B sameyay aflaamta kala ah Don, Amar Akbar Anthony, Zanjeer, Deewar iyo kuwa kale.

hadaba hada sheekada waxay joogta Angry old Man, sababto midaa loo leyahayna waa doorkisa uu caanka ku ahaa ayaa meesha taalo.

Big Bachchan dhamaadkii 90kii iyo bilawgii qarnigaanba wuxuu la yimid aflaam Classic intooda badana sheeko ahaan aad loola dhacay.

xidigaan wuxuu aflaam lasoo sameyay SRK, Akshay kumar, Ajey Devgan iyo kuwa kaloo badan, balse xidigaha aan soo xusnay markuu shaashada la wadaagay aadbuu oga yaabsaday asigoo nin oday ah ayuu inbadan doorarka la qeybsaday.

mana dhicin wali xidigihii ay Big B isku jiilka ahaayen in lasiiyo door lamid ah doorarka uu Big B filimada kujilo ilaa haatan wana darajo uu dheyr yahay midaa.

aflaamta loogu bixiyay Big B magaca Angry Old Man halkaan hoose kaga bogo kadibna adaa ogaan doono sababta waayo dhamaan aflaamtan aan idiin soo bandhigi doono waa kuwa uu atorayasha uu nafta u keenayo asigoo inbadan xanaaq u muujinaayo.

 Sooryavansham:

Kabhi Khushi Kabhie Gham:

 

Waqt: The Race Against Time

 

Bbuddha… Hoga Terra Baap:

 

Mohabbatein:

 

Ek Rishta:

 

Khakee:

 

Ab Tumhare Hawale Watan Saathiyo:

 

Major Saab:

 

Aqriste ad adkaanti Big B filimkuu kaaga yaabsaday filimada kor kuxusan?

 

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*