Connect with us

WARARKA MAANTA

Maxay Yihiin Waxa Sidharta Malhotra Heesto Ee Uusan Heysan Saaxibkiisa Varun Dhawan?

Published

on

Sidharth Malhotra iyo Varun Dhawan waa laba shaqsi oo saaxiibo isku dhow ah, waxayna si wadajir ah u bilaabeen xirfaddooda Bollywood iyagoo kusoo galay filimkii Student of the Year ee ay atariishada ka aheyd Alia Bhatt.

Sidharth Malhotra iyo Varun Dhawan markasta waa laba saaxiib oo isku dhow inkastoo ay xaqiiqadu tahay inuu tartan dhanka shaqada ah ka dhexeeyo.

Sidaas darteed Sidharth ayaa la weydiiyey haddii uu jiro hal sheey oo uu isagu heysto balse uusan heysan saaxiibkiis Varun… Jawaabtii uu bixiyey ayaana aheyd mid cajiib ah.

Sidharth Malhotra ayaa ku jawaabay: “Dhowr inches! Micnaha waxaan ula jeedaa dhowr inches ayaan ka dheerahaya isaga”.

Waa sax oo 10 inches ayuu ka dheer yahay maadaama dhirirka Varun Dhawan uu yahay 1.73 meter, halka Sidharth Malhotra uu yahay 1.83

 

Nolosha Jilayaasha

10-ka Atoore Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Dhanka Action-ka Looga Haray!!

Published

on

Bollywood Action Heroes ama geesiyaasha Action-ka Bollywoodka marka la dhaho lama tirin karo sababto ah atoorayasha inta badan waxay kusoo caan baxeen inee sameyaan aflaamtaa dagaal ah.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10-ka atoore ugu caansan dhanka Action-ka kuwaaso isugu jiraan atoorayaal 90-kii Action-kooda caan ahaa iyo kuwa hader ku caan baxeen Action-ka dhankiisa ilaa bilawgii qarnigaan iska dheh.

Marka laga hadlayao atooraayasha 90-kii ilaa hada Action-ka ugu wacnaa Bollywoodka waa qasab liiskan inuu kaalinta kowaad kasoo galo Super Star Sunny Deol maadama uu yahay atooraha ugu caansan dhanka dagaalka tan iyo 90-kii aqoonisaga uu ka helay 90-kii atoore ilaa hada darajadaas oo kale dhanka Action-ka ka gaaray majiro.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo 10-ka Atoore Dhanka Action-ka Looga Haray Bollywoodka:

Sunny Deol:

Sunny Deol aflaamtisa dagaal ah iyo sida uu shaashada kaga dhabeenayo Action-ka heerka sare ah ayuu ku qabsaday 90-kii Bollywoodka awood ahaan waana atoore marka uu shaashada hor yimaado ku mashquulinayo xitaa hadii aadan taagero u ahen.

Akshay Kuamr:

Qatarta Actionka ninkaan ayaa laga soo gaaray waa atoore u bareeray halis naadir ah Khiladi Kumar 90-kii ficilada halista uu sameyn jiray aawged waxaa loo bixiyay “Jackie Chan-ka Bollywoodka” waana atoore aqoonsi weyn ku helay dagaalka iyo ficilada halista ha sameyntooda.

Salman Khan:

Salman Khan waxuu si toos ah u bilaaway sameynta filmada dagaalka ah 2009 isagoo dhankaas awood heer sare ah ku yeeshtay ilaa maantana Bollywoodka ku maamulaya isagoo 90-maadii aflaam jaceyl sameyn jiray inta badan.

AJay Devgan:

Ajay waa mid kamid ah atoorayaasha dagaalka ku wanaagsan ee Bollywoodka ka tirsan isagoo sameyay aflaam badan oo dagaal ah.

Hritik Roshan:

Bilawgii qarnigaan ayuu soo caan baxay atoorahan balse waxuu Bollywoodka ku qabsaday aflaamtisa sida Dhoom 2, Krrish, Bang Bang iyo kuwa kale oo ah aflaam action heer sare leh.

Lasoco Qeybta labaad…

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Continue Reading

Nolosha Jilayaasha

Wa Tuma Shikha Talsania Atirishada Filmka Veere Di Wedding Wax Badan Ka Ogow (+Sawiro)

Published

on

Shikha Talsani waa mid kamid ah atirishooyinka Filmka shactirada ah Veere Di Wedding kaaso la daawan doono 1 June waxaana wada jilayaan Kareena Kapoor, Swara Bhaskar, Shikha Talsania iyo Sonm Kapoor.

Hadaba dadka badankood gabadhaan aqoon umalahan sidaa aawged waxaan soo helnya xog ku saabsan atirishadan taaso aad qaab jiliinkeda kaga heli doonta filmkaan.

Veere Di Wedding Kahor Shikha Film Maka Soo Muuqatay:

Haa, waxay wax ka jishay filmka Wake Up Sid oo ay ku jileysay Ranbir Kapoor saaxiibtiisa ugu dhow dadka Waxay kaloo wax ka jishay filmka My Friend Pinto iyo Midnight’s Children.

Qoys Bollywoodka Magac Kuleh MiyeeKasoo Jeeda:

Haa, Shikh waxaa aabo u ah halyeey Bollywood Tiku Talsania oo ay soomalida qaarkod u taqaano “Is Ciil Ciil” waana jilaa aflaamta shactiro ku jili jiray 90-maadmkii.

Aflaamtu kasoo muuqday waxaa kamid ah Raja, Ishq, Hungama iyo kuwa kale oo badan waa jilaa doorarka shactirada caan ah xita Tv-yadaa kasoo shaqeyay.

Shikha kahor inta aysan Bollywoodka soo galin shaqooyin fara badan aye banaanka kasoo qabatay balse markii ay waxbarashad ku jirtay qoysked waxay ku dhihi jireen “Sida aabaha oo kale ayaad jilaa noqon doontaa” sababto ah yaraanteda aye aabahed daawan jirtay sido kalena jecled inee shaashada soo hor istaagto.

Shikha diinta ay heesato waa Hindu waxay dhalatay 7 Oct balse sanadkii ay dhalatay iyo inta sano ay jirto ilaa hada lama oga waa xog aan wali shaaca laga qaadin sido kale waxay kusoo caan baxday filmka Wake Up Sid (2009) Bollywoodka oo dhan waxay ka taagerta aabahed iyo Sonam Kapoor oo ay saaxiibo aad isugu dhow yihiin ugu dambeyna waa gabar aan wali la guursan Bollywoodkana heer inee ka gaarto rabto.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Continue Reading

Nolosha Jilayaasha

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Published

on

Jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah ayaa durba sadaqeesteen xubnahooda kadib marka ay geeriyoodan in xubanahaas loo galiyo dad u baahan.

Hadii ay geeriyodan waxaa sii shaqeyn doonan xubnahooda oo qof kale isticmaali doono sida aan hader soo helnay qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka ayaaba sii saxiixen in hadii ay geeriyodan xubnahaas qofkii u baahan loo galin karo.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Xidigaha Bollywoodka Xubnahooda Sadaqeesteen:

R.Madhavan:

Waxuu sadaqeestay Xubnihiisa kala ah Indhaha, Kalyaha iyo Wadnaha kadib dhimashadiisa.

Rani Mukerji:

Boqorada Bollywoodka waxay saxiixday markii ay geeriyooto in Indhaheeda sadaqo yihiin oo qofkii u baahan loo galin karo.

Juhi Chawla:

Sido kale atirishada 90-maadki Juhi Chawla waxay geerideda kadib sadaqeesatay ama ay dadka masaakiinta ah ugu deeqday indhaheeda.

Suniel Shetty:

Bollywood Action Hero Suniel Shetty waxuu kujiraa jilayaasha Bollywoodka ee xubnahooda sadaqeesten mar hore waxuuna dhankiisa bixiyay Indhahiisa iyo wadnihiisa kadib geeridiisa.

Hema Malini:

Atirishada ugu guulaha badan Bollywoodka taariikh ahaan Hema Malini waxay deeqday indhaheeda kadib geerideda in dadka ay isticmaali karaan mudo dheer kahor ayeena sadaqeesatay.

Lasoco Qeybta Xigta…..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufo Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

Continue Reading
Advertisement
Nolosha Jilayaasha4 mins ago

10-ka Atoore Ee Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Dhanka Action-ka Looga Haray!!

Nolosha Jilayaasha33 mins ago

Wa Tuma Shikha Talsania Atirishada Filmka Veere Di Wedding Wax Badan Ka Ogow (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha55 mins ago

Suniel Shetty Wadnaha, Hema Malini Indhaha, Madhavan Kalyaha Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda Qeybtii 2aad (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha1 hour ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Asal Ahaan Miisankoda Culusaa Balse La Dagaalamen Caatana Iska Dhigeen (+Sawiro)

Nolosha Jilayaasha1 hour ago

Jackie Shroff”Waxaan Xidig Caan Ah Noqday Markii Amitabh Bachchan Caruurtisa Saxiix I Weydisteen”

Nolosha Jilayaasha1 hour ago

Marka Ay Dhacday In Amitabh Bachchan Diido Mushaar 10 Milion Rupees Uu Shah Rukh Khan Siiyay!!

Nolosha Jilayaasha1 hour ago

Waa Kuma Xidiga Cricket-ka Ciyaara Ee Kareena Kapoor Ka Hesho Balse M.S.Dhoni Iyo Rohit Sharma Midna Ma Ahan!!

CIYAARAHA2 hours ago

Daawo: Ileen Lacagta Halkaan Ayaa Laga Shabsadaa: 12 Ciyaar-yahan Oo Xirfado Gaar Ah Ku Nool!

WARARKA MAANTA3 hours ago

Big News: Suniel Shetty vs Rajinikanth oo filimka Darbar ku dagaalami doonaan!

CIYAARAHA13 hours ago

Daawo: Caawo iyo Kooxdaada Maxaa Ka Cusub?

Videos18 hours ago

Daawo: Priyanka oo Itoobiya timid, Arjun oo filimkiisa UAE laga mamnuucay iyo arimo kale.

ARRIMAHA BULSHADA23 hours ago

Gudiga Ururka Baarlamaanka Dalka India Oo Dacwad Rasmi Ah Ka Gudbiyay Aktarka Vivek Oberoi Ka Dib Markii Uu Ka Xad-gudbay Atariishada Aishwarya Rai

CIYAARAHA24 hours ago

Dhageyso barnaamijka LIVE NOW (22 May 2019) Warar Sport Update ah kaga bogo

ARRIMAHA BULSHADA1 day ago

Daawo: Ghana geerida waa looga dabaal dagaa, Benin mataano dhaloow laguma gaaro iyo dhacdooyin kale!

Nolosha Jilayaasha2 days ago

Big B Wadnaha, Priyanka Indhaha, Salman Sambabka Iyo Xidigaha Bollywoodka Sadaqeesteen Xubnahooda Kadib Dhimashadooda (+Sawiro)

BOX OFFICE6 days ago

5-Arimood oo sababaayo in Ajay filimkiisa De De Pyaar De guul weyn gaaro (+Video)

SHEEKADA FILIMADA6 days ago

Sheekada Filimka De De Pyaar De Ajay Devgn wuxuu la yimid sheeko dheeli tiran oo aan laga xiiso dhigeyn

WARARKA MAANTA7 days ago

Deg Deg: Jilaaga Caanka Ah Isaac Kappy Oo Is Dilay Balse Cafis Weydiistay Madaxweynaha Mareekanka Trump Iyo Sharciga Dalkaas!!

WARARKA MAANTA7 days ago

7 Atirisho Oo Bollywoodka Katirsan Kuwaaso Iyagoo Yar Hooyoyin Noqdeen Xitaa 30 Sano Aan Gaarin Qeybti 2aad (+Sawiro)

WARARKA MAANTA6 days ago

Kahor Tiger Shroff Disha Waxay Xiriir La Laheed Atoorahan Caanka Ah Dadka Badankoodana Kama Warqabaan!!

BOX OFFICE6 days ago

Morning & Noon Update: Filimka De De Pyaar De oo si dhex dhexaad ah ku furmay subaxdii balse Duhurkii ayuu sare u kacay

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

Warbixin ku saabsan taxanaha sida weyn loo sugaayo ee Afili Ask iyo sheekadiisa oo xiiso leh.

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywood-ka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Mudo Dheer Oo La Qarinaayey (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

War aan u rooneyn dhagaha taageerayaasha Jilaaga Cagatay Ulusoy iyo atariishada Gizem Karaca kuwaasoo oo lagu xukumay xabsi min 9 bilood ah.

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Student Of The Year 2 Tara Sutaria Oo Amaan Kala Dul Dhacday Aktar ay Ku Tilmaamtay kan Ugu Shidan Bollywood-Ka, Waa kuma?

WARARKA MAANTA6 days ago

10 Xiriir Jaceyl Ee Dhexmaray Xidigaha Bollywoodmka Kuwaaso Ugu Naxdinta Badnaa Markii Dadka Ay Ogaaden Kadib (+Sawiro)

ARRIMAHA BULSHADA6 days ago

HAWEENEY IYADOO KOOMO KU JIRTA LAGU XAD GUDBAY

WARARKA MAANTA6 days ago

Jilayaasha Bollywoodka Ee Guursadeen Shaqsiyaad Taagero U Ahaan Jireen (+Sawiro)

WARARKA MAANTA7 days ago

Atariishada Weyn Kajol 25 Sano Ayey Fanka Ku Jirtay, Ma Rumeysan Doontid Inta Jeer Ee Ay Baajisay Duubis Film!

WARARKA MAANTA6 days ago

Qalaas Aarohi Oo Dhalo Caloosha Ka Gashay Dhiig Badana Ka Yimid, Netra Wey Geeriyootay, Deep Cidna Kama Guuleysan Karto Iyo Warar Kale!!

WARARKA UGU SHIDAN