Mega Star Salman Khan Iyo 10kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Dhanka IMDB!!

Mega Star Salman khan waa mid kamid Super Stars ugu waaweyn Hindiya waana jilaa dunida oo dhan caan ka ah ayadoo taagerayaal fara badan uu ku leeyahay daafaha caalamka.

Khan waxuu sameyay aflaam dhaxal gal ah oo ilaa maantadan la wada jecelyahay ayadoo doorar kala duwan uu shaashada kujilay waxaana loo yaqaana Blockbuster Khan waayo Sanadadi udambeyeen filmko Blockbusters ah ayuu iska daba keenayey

Hadaba waxaan idiin heynaa 10ka film ee Salman Khan ugu sheekada wanaagsan ayadoo kuwa filmada ka faalodan xidigaha ugu badan siiyen.

Qiimeynta IMBD darajo wanagsan aye ka gaaren aflaamta Salman, fadlna halkaan hoose kaga bogo 10ka film ee sheeko ahaan ugu wanaagsan Salman Khan filmadiisa.

Andaz Apna Apna: 8.2/10

Bajrang Bhaijaan: 8.1/10

Hum Aapke Hain Koun: 7.6/10

Hum Dil De Chuke Sanam: 7.6/10

Khamoshi-The Musical: 7.6/10

Baghban: 7.5/10

Maine Pyar Kiya: 7.4/10

Saajan: 7.3/10

Sultan: 7.1/10

Tere Naam: 7.1/10