ARRIMAHA BULSHADA CIYAARAHA Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Mesut Ozil oo balan qaaday inuu bixin doono qarashka qaliinka 1,000 caruur xili hadiyadii arooskiisa ugu deeqay barakacyaasha Syria.

Laacibka kooxda kubadda cagta Arsenal iyo qaranka Brazil Mesut Ozil ayaa balan qaaday inuu bixin doono qarashka qaliimada 1,000 caruur ah oo u badan masaakiinta kasoo bararkacday dagaalada Syria.

Munaasabada farxada arooskiisa owgeed Ozil ayaa balan qaadkaas sameeyay wuxuuna bixin doonaa 1,000 caruur qaliimadooda dhamaan qarashaadka ku bixi doono.

Sidoo kale Ozil ayaanan hal hadiyada ku qaadan xafladii arooskiisa wuxuuna dhamaan hadiyadihii ugu deeqay masaakiinta iyo barakacyaasha dagaalka Syria.

Ozil ayaa maalintii shalay aheyd la aqal galay quruxleyda heysata bilada Miss Turki ee Amine Gulse sidoo kalana ah atariisho Model ah.

Related posts

Rasmi: Filimka Majili oo tiyaatarada isaga dagay Naga Chaitanya iyo xaaskiisa Samantha waxay la imaadeen filim Blockbuster ah

Zakarie

Maxaa Dhacay Habeenkii Furiinka Arbaaz Khan Iyo Malaika Arora Dhacaayey Warbixin Kaa Qarsoon!!

Ali Aadan

Markii Ay Dhacday Inuu Ranveer Singh isku bedelo masaajatooraha Salman Khan (Sawiro )

Jabriil Abdikadir

Rasmi: Filimka Bharat iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay wuxuu sameeyay 57% hoos u dhac ah

Zakarie

Anil Kapoor Oo Shaaciyay Sababta Ka Dambaysay Inuu Gabadhiisa Sonam Kapoor Kula Midoobo Filimka Ek Ladki Ko Dekha Toh Aisa Laga

Jabriil Abdikadir

Ranveer Singh ” Wan Jeclahay Ranbir Kapoor Maadaama Uu Ka Mid Yahay Aktarada Aan Taageero”

Jabriil Abdikadir