Mid Kamid Ah Aflaamta Bur Burka Taariikhiga Ah Kudhacday Oo Ay Bollywoodka Sameyaan Kaaso Lagu Magacaabo Gopalaa!!

 

Gopalaa waa film jaceyl iyo dagaal isku dhex jira ah waxaana wada hogaamiyen Chunky Pandey iyo Shilpa Shirodkar waxaana la daawada shalay oo kale 7 Jan sanadkii 1994.

Balse filmkaan sheeko ahaan iyo ganacsi ahaanba aad ayuu bur buray waxaana ugu wacned sheekada habka loo dhigay oo xumeyd iyo jilayaasha filmka oo ahaayen kuwa awoododa iska yareyd.

Halkaan Hoose Kaga Bogo Gopalaa iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday:

Director: Kishore Kumar Pardasani

Xiliga la daawaday: 7 January 1994

Tiyaatarada laga daawaday: 35

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 5 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay: 13.75 Lakh

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 23.25 Lakh

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 60 Lakh

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 54 Lakh

Lacagaha hadii sicirka maanta lagu jaan goyo: 10.95 Crore

Lacagaha uu keenay canshuurt ka hor – 1 CroreTirada tikit u goosatay – 11, 390 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas heli karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ka heleen –  15.50 CroreNatiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating –2.1/10