Miyaad Taqaan Srk Maadooyinka Ugu Jecel Yahay Waayihiisa Schoolka

Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waxuu kamid yahay jilayaasha ugu caansan aduunka waqtigaan isago ah atooraha India ugu caansan waana shaqsi maqaamkii ugu saressay fanka hinidya ka gaaray.

shah rukh khan wuxuu heerka gaaray dhanka iyo waxbarashada isagoo shahaadad bachelor ka haysta dhaqaalaha xiligii uu yaraa waxa uu wax ka bartay St. Columba’s School ee bartmaha Delhi ku yaalo wuxuuna ahaa arday waxbarashada aad ugu wanaagsan

sidoo kalena waxa uu mar waliba maadaadaas ka keeni jiray darajada ugu sareyso laakiin shah rukh khan ayaa waxa uu aad u jeclaa barashada luuqada hindiga isagoo mar waliba noqon jiray ardayda ugu buundada sareeyo taasi oo ku muteestay in la siiyo abaal marinta “Sword of Honour”

srk oo arrintan ka hadlaya ayaa waxa uu sheegay in barashada luuqada hindiga ay u tahay dhiiri-gelin weyn madaama ay tahay luuqada dalkiisa xitaa waxaa la sheegay shah rukh khan inuu aqristo maqaalada iyo warbixinada lagu qoray luuqada hindiga