Home Nolosha Jilayaasha Miyay Deepika Padukone Iska Diiday Filimkan Uu Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Amir...

Miyay Deepika Padukone Iska Diiday Filimkan Uu Hogaamiye Ka Yahay Aktarka Amir Khan

shaki la’aan deepika padukone waa atariishada ugu guulaha dhawaanahan waana atariisho soo qaadatay waayo fiican inta ay fanka ku jirtay

deepika padukone filimkeeda ugu dambeeyay waxa uu ahaa filimka Padmavaat kaaso guul weyn ka gaaray dhanka iyo boxx office ka iyadoo deepika padukone goor dhawayd ay guursatay aktarka Ranveer singh

iyadoo arooskooda uu ka dhacay dalka italy waxaana sanadkii hore ay labadan xaflad weyn ay ku dhigtayn magaalada mumbai hadda waxaa isha lagu hayaa ka dib markii Deepika Padukone kasoo baxday bisha malabka waxa ay saxiixatay labo filim oo waa weyn kaaso uu ka mid yahay filimka 83 waxaana ay filimkaas ay la jilaysaa ninkeeda Ranveer Sing

iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in Deepika padukone ay mar hore saxiixatay directer Meghna gulzar filimkiisa xiga waana director sameeyay filimka Raazi ay Alia bhatt hogaamiye ka ahayd kaas duubistiisa la bilaabi doona bisha maarso ee sanadka dambe

laakiin wararka aya waxa ay intaas ku darayaan in Deepika Padukone ay saxiixatay filim lagu magacaabo Mahabharat kaaso uu hogaamiye ka yahay aktarka Amir khan

laakiin Deepika ayaa arrintaas xanta ah beenisay ka dib markii ay wareysi siisay majalada mumbai mirror iyadoo kali jawaabtayda kusoo koobtay maya

taaso ka dhigan inan arki doonin in Deepika Padukone iyo Amir Khan markii ugu horeesay inay shaashada horteeda ay ku midoobaan




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...