Miyuu Aktarka Ishaan Khatter Jilin Doona doorka dagaal-yahankii xorriyadda doonka ahaa ee Birsa Munda ee Director Pa Ranjith Filimliisa Xiga?

Shahid Kapoor walaalkiis ka yar Ishaan Khatter ayaa urursaday dhamaan dareenka daawadayaasha ka dib bandhigiisa filimka Dhadak kaaso la daawaday sanadkii hore

aktarkan ayaa shaashada waxa uu ku muuniyay bandhig aan caadi ahayn waana mid ka yaabisay dad badan maadaama ay ahyd markii ugu horeesay uu shaashada filimka kasoo muuqanaayo

laakiin aktarkan ayan doonayn inuu sameeyo wax nasaho ah isagoo hadaa saxiixday dhawr mashruuc taaso aktarkan siinaysaa awood-buuxda

hadda waxaa soo baxaya warar xiiso leh kaaso sheegaya in ishaan khatter uu saxiixday filim ku saabsan nolosha  dagaal-yahankii xorriyadda doonka ahaa ee Birsa Munda.

Sida ay soo warinayso DNA ah, Ishaan ayaa dhawaan waxa uu ogalaaday inuu sameeyo filim looga hadlaayo nolosha birsa mungda ishaan ayaa waxa uu aad ugu helay sheekada filimkan isagoo hadda isku diyaarinaayo samaynta

filimkan waxaana filimkan director ka noqon doono ninka lagu magacaabo Pa Ranjith kaaso markii ugu horeesay samayn doona filim bollywood maadaama uu hore u samayn jiray aflaamta koonfurta

Birsa Munda waa wiil dhalin-yaro oo heeso ah  kaaso  hogaaminaya dadka Millenarian in kacay waxaana u la dagaalamaya dowlada ingiriiska qarnigii 19aad waxaana u geeriyoonaya isagoo jira 25 sano waana qiso dhab ah taaso uu ishaan khatter kusoo jiidan karo daawadayaasha

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*