Mr.Prefectionist Aamir Khan Iyo 10-kiisa Film Ugu Sheekada Wanaagsan Wax Ka Ogow!!

Mr.Prefectionist Aamir Khan waa mid kamid Super Stars ugu waaweyn Hindiya waana jilaa dunida oo dhan caan ka ah ayadoo taagerayaal fara badan uu ku leeyahay daafaha caalamka.

Khan waxuu sameyay aflaam dhaxal gal ah oo ilaa maantadan la wada jecelyahay ayadoo doorar kala duwan uu shaashada kujilay waxaana loo yaqaana Mr.Prefectionist iyo atoore iskoor cusub looga haray.

Hadaba waxaan idiin heynaa 10ka film ee Aamir Khan ugu sheekada wanaagsan ayadoo kuwa filmada ka faalodan xidigaha ugu badan siiyen.

Qiimeynta IMBD darajo wanagsan aye ka gaaren aflaamta Aamir, fadlna halkaan hoose kaga bogo 10ka film ee sheeko ahaan ugu wanaagsan Aamir Khan filmadiisa.

Dangal: 8.6/10

Taare Zameen Par: 8.5/10

3 Idiots: 8.4/10

Rang De Basanti: 8.3/10

PK: 8.2/10

Lagaan: 8.2/10

Jo Jeeta Wohi Sikandar: 8.2/10

Sarfarosh: 8.2/10

Dil Chahta Hai: 8.2/10

Andaz Apna Apna: 8.2/10

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*