Munaasabada Dhalasho Ee Aamir Khan Aawged Nala Daawo Heesihi Ugu Wanaagsana Ee Uu Jilay (+Video)

Mr.Prefectionist Aamir Khan waxuu maanta u dabaal dagaayey dhalashadiisa asigo jirsaday 54 sano waana jilaa magac weyn kuleh fanka maqaamkii ugu sareeyay fanka hindiyana ka gaaray.

Aamir waxuu dunida kusoo biiray 14 Maarso sanadkii 1965 sida aawged maadama uu maanta u dabaal dagaayey dhalashadiisa waxaan idiin la wadaagena heesihii ugu wanaagsana ee uu xidigaan jilay abid.

Halkaan Hoose Ka Daawo Aamir Khan iyo Heesihii Afltaamtisa Kujireen Kuwii Ugu Wanaagsanaa:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*