Muuqaal yaab badan: 10 Qof oo aysan jirin cid la mid ah oo adduunka ku nool

Dadka la yaabkooda  uu gaaray meel aan caadi aheyn ayaa la yaabo nolosha dabiiciga ah ee adduunka ka jirto.

Waxaa jira dad cajiib ah oo hibo leh oo ka kala yimid caalamka oo leh awoodda dhabta ah ee cajiibka ah weliba leh awoodo aan waligeen rumaysan karin, laakiin waxa ay sameenayaan waa wax run ah isla markaasna marka aad aragto aad shaki gelineyso

Waxaa adduunyadaan joogo dad uu Alle siiyey awood jireed oo aad la yaabeyso marka aad aragto ilaa aad iska dhahdo waxaan maahan wax jira oo bini’aadam sameyn karo.

Waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa muuqaalka qaar kamid ah dadkaas, inkastoo laga yaabo inay jiraan dad kuwaan kasii yaab badan.

Waxaa  suurtagal ah inaad adigana tijaabiso awoodaada jireed, maadaama laga yaabo inaad waxyaabahaan camal sameyn karto balse aadan tijaabin.

Halkaan hoose ka daawo Muuqaalka tobankaan qof oo aad dhihi doonto adduunka ma joogaan:

 

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*