Nala Daawo Madadaaladi Johnny Lever (Amad) Iyo Heesihi Ugu Wanaagsana Filmka Krodh (+Video)

Krodh waa film dagaal, shactiro iyo jaceyl qiiro leh oo walaaltinimo ah isku dhex jirto ah waxaana la daawaday maanta oo kale 17 Maarso sanadkii 2000.

Balse nasib xumo mashruucan ma noqonin mud guulesta ee waxuu noqday mid guul daresta ganacsi ahaan iyo sheeko ahaanba inkastoo filmkaan soomalida aad u jeceshahay.

Inaba caadi ma ahan Johnny Lever sida uu filmkaan u shactireeyay waana mid kamid ah aflaamtisa ugu shactirada badan ee uu sameyo jilaagan.

Sido kale heesaha filmkaan waa kuwa heer sare ah oo lawada jecelyahay, maadama sanad guurada xiliga la daawaday filmkaan ay kasoo wareegatay maanta 19 sano amaba uu jirsaday waxaan idiin la wadaagena majaajiladii filmkana ugu wanaagsana ee uu Amadi ku fara yareestay iyo heesihii ugu wanaagsanaba.

Halkaan Hoose Ka Daawo:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*