Natasha Dalal Oo Varun Dhawan Ka Dalbatay Inee Maldives Isku Guursadaan Balse David Dhawan Ayaa Kahor Yimid Fikirkaan Sheekada Nagukala Wada Ayee U Ektahay!!

Natasha Dalal waa gabadha uu saaxiibka la yahay waqtigan jilaaga caanka Varuna Dhawan ee dardarka kusocda in mudo ah ayaa xiriirkoda la isku xaman jiray balse hada waxuu noqday mid shaaca laga qaaday.

Waxaaba macquul ah in goordhow arooskoodana shaaca laga qaado maadama Varun iyo qoyskiisa shaaciyeen xiriirkan hadaba Natasha Dalal ayaa laga soo xigtay Varun Dhawan inee kula aqal gasho Maldives.

Natasha ayaa Varun ka dalbatay inuu arooskeda ka dhaco Maldives xeebteeda maadama ay aad ujeceshahay halkaas balse Mumbai Mirror waxay sheegtay in waalidiinta Varun sida David Dhawan in arinkaas uu kahor yimid maadama arooska wiilkiisa uu rabo india inuu kadhaco iyo caadooyinkii soo jireenka aha uu usameeyn doono.

Lama oga xiliga iyo goobta rasmiga ah arooska lamaanahan kadhici doono balse sanadkaan inee aqal galaan ayaa la filaa inkastoo Varun fikirka Natasha ku raacay kana aqbalay hadana David Dhawan waa mid kasoo horjeeda fikirkaan aan aragno halkee sheekadan ku dhamaato iyo hadii codsiga Natasha la aqbali doono.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*