Neha Dhupia Iyo Sonu Sood Filmka Dareenka Xad Dhaafka Ah Ay Ku Muujiyen Sheesha Iyo Sida Uu Disaster Ku Noqday!

Waxaa maanta oo kale la daawaday filmka dareenka xad dhaafka ah lagu soo bandhigay ee Sheesha kaaso ay hogaamiyaal ka ahaayen Sonu Sood iyo Neha Dhupia.

Neha Dhupia ayaa mashruucan ku jileyso labo waji waana qaab jiliin lagu amaanay xidigtaan balse nasiib xumo wu ka bur buray mashruucan maadama uu noqday Disaster.

Maanta oo kale 11 Febraayo sanadkii 2005 ayaa la daawaday filimka Sheesha  oo noqday mashruuc guul daresta hadaba sida filimkan Disaster ku noqday iyo macluumaadkiisa dhameestiran fadlan hoos kaga bogo:

Director: Ashu Trikha

Tiyaatarada laga daawaday: 200

Maalinta kowaad lacagta uu keenay: 45 Lakh

Sedexdiisa maalmood ee ugu horeyso lacagaha uu keenay:  1.32 Crore

Todobaadkiisa kowaad lacagaha uu keenay: 2.02 Crore

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 4.50 Crore

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 2.77 Crore

Lacagtaan hadii sicirka maanta lagu jaan gooyo – 8.38 crore

Lacagaha uu keenay canshuurta ka hor – 4.02 crore

Tirada tikit u goosatay –  872,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha Qeybiyeen ku iibsadeen – Xogtaas Ma Heli Karno

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen heleen – 1.02 Crore

Natiijadiisa: Disaster

Qiimeynta IMDB Rating – 3.5/10

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…