Netra Oo Jeclaatay Deep, Tara Oo Markii Ugu Horeysay Aarohi Talo Siisay, 3 Atiriisho Iyo Deep Midkood Ayaa Geeriyoonayo,Seefta La Isku Dagaalayo Yaa Helay Iyo Warar Cusub Ku Saabsan Musalsalkaan!!

Habeen Wanaagsan akhristayaal waxaan taxane ka dhignay musalsalka aadka loo jecel yahay ee Ishq Mein Marjawan oo meel xasaasi ah maraayo xalqadaha qeybaha hindiga ah ayaa wararkooda si joogto ah maalin walba idin kugu soo gudbin doonaa.

Hadaba xalqada hindiga maanta maxaa ka cusub inkastoo wali lasoo turjumin af soomaali ahaan:

Netra ayaa laga dareema inee jeceshahay Deep: Haa Netra waxay dareen jaceyl u qaadee Deep balse wey is mootisiine jaceylka ay u qabto maadama ay ka maseertay markuu Deep neefta siinayo Aarohi si uu u badbaadiyo.

Tara oo Aarohi u naxariisatay markii ugu horeysay: Tara waliged wey necbaned Aarohi hadana wey necbantahay oo waxayba ka maseere Deep iyo Aarohi mar ay isku soo dhowaanayaan Aarohi ayee u sheege inee magaaladan isaga tagto.

Waxay u sheege in ay Deep necebtahay iyada iyo Netra-na qorsho isla og yihiin iyo sidee Deep kaga aargoosan lahaayen waxay Aarohi ka dalbane in ay magaaladan isaga tagto nolol cusubna sameeysato si nafteda halis u galin balse Aarohi wey diida fikirkaan.

Deep, Netra, Aarohi Iyo Tara Yaa Dhiman Doono: Tara oo cabsi galineyso Aarohi waxay u sheege in afartooda midkooda dagaalkan ku dhiman doono ama ku geeriyoon doono waana qasab musalsalka dhamaadkiisa in geeri dhacdo ileen musalsalka magaciisa ayaa ah jaceyl dartiis ayaan u dhiman doona.

Seefta yaa helay: Netra waxay isku dayee inee seefta gacanta ku dhigto jaceylka ay Deep u qabtana waxa kala weyn sidee seeftaas ku heli lahed balse Deep qorsho walba oo loo dago waa mid ka taxadara sedexda Atiriisho meel cidlo ah ayuu u diraa waxayan helayaan seef False ama bug ah halka mida asalka iyo Original-ka ah isaga gacanta ku dhigaayo.

Waxay u dhowdahay in sedexda atiriisho koox noqdaa: Deep sedexda atiriisho wuu ka maskax badiyaa sidaa aawged hader waxay u dhowdahay inee sedexdooda heshiyaan Deep qasaarihiisana ku tashtaan balse sedexdoodaba iskuma kalsoona mid walbana si gooni ayee qorsho u dagee.

Suaal xasaasi ah: Deep waxuu jecel yahay Aarohi shaki la’aan balse hader liiska gabdhaha Deep jecel waxaa soo gashay Netra oo ka hinaastay Aarohi yaa dhamaadka filmka heli doono Deep Netra, Aarohi mise Tara mise dhamaantoda wey geeriyoon doonaan..

Lasoco wixii warar kasoo kordha musalsalkaan..

Hadii aad dooneyso muuqaal ahaan inaad u daawato halkaan hoose ka daawo:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*