Nidaamka ay ku furmeen maalinta kowaad filimada Salman iyo SRK sameeyeen 10-kaan sano (2010-2018)

Labada Super Star ee waa weyn Shah Rukh khan iyo Salman Khan waxay ka mid yihiin jilaayaasha hogaanka u haayaan Bollywood-ka.

Waxaa mar walbo caado ah in is bar bardhig lagu sameeya jilaayaasha ugu awooda badan ee bollywood-ka qaabab kale duwan oo awoodooda lagu xisaabaayo.

Haddabaa maanta waxaa ka hadli doona labada super star Shah Rukh Khan iyo Salman Khan nidaamka ay ku furmeen maalinta kowaad filimada ay sameeyeen 10-kaan sano (2010-2018).

Filimada waxaa loo kala saara qaabka ay furmeen maalinta koowaad BUMPER furitaan waali ah EXCELLENT furitaam heer sare ah Very Good  furitaan wanaagsan iyo Good mid iska wanaagsan.

Shah Rukh Khan iyo filima uu sameeyay 10-kaan sano iyo sida uu ku furmay

Bumper

1.Chennai Express

2. Happy New Year

Excellent

1. My Name Is Khan

2. Ra.one

3. Don 2

4. Dilwale

5. Raees

Very Good

1.Jab Tak Jai Jaan

Good

1.Fan

2. Jab Harry Met Sejal

3. zero

Salman Khan iyo filima uu sameeyay 10-kaan sano iyo sida uu ku furmay

BUMPER

1. Dabangg


2. Bodyguard


3. Ek tha tiger


4. Prem ratan dhan payo


5. Sultan

6. Tiger Zinda Hai

EXCELLENT

1. Ready


2. Dabangg 2


3. Kick

4. Bajrangi bhaijaan

5. race 3

GOOD

1. Tubelight


2. Jai ho


3. Veer