No Khans: Waxaa Markii Ugu Horeesay 12 Sano Ka Dib La Arkay Filim Aysan Hogaamiye Ka Ahayn Sadexda Khans Inuu Noqdo Filimka Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyan Sanad Gudhiisa

marka Box-officeka la joogo waxaa xukumaan ama ugu awooda badan 3 Khan ee kala ah Shah Rukh Khan,Salman Khan iyo Aamir Khan waxaana dhanka awooda kusoo xigay ayaga Akshay kumar.

Sedexda Khan (SRK, Salman iyo Aamir) waa sedexda Superstar ee Bollywood-ka hogaanka u hayaan 25-sano ee ugu dambeesay inta badana Hits ugu waa weyn iyaga ayaa sameeyeen

amir khan, shah rukh khan iyo salman ayaa waxa ay 12 sano ee lasoo gudbay la imaanayeen aflaamta lacagaha ugu badan soo xareeyeen ugu waa weyn iyagoo ahaa boqorada  boxx office india 12 sano ee lasoo gudbay

laakiin sadexda khans marna ma doonaayaan in dib loosoo xasuusiyo sanadka 2018 madaama ay u ahayd sanadkooda ugu xumayd inta ay ku guda jirayn jilista aflaamta maadaama mid walba uu sanadkaas ku dhamaystay fashil .

waxaana sadexdan aktar ka jabay rikoor weyn oo muddo badan ay iska maamulanaayeen madaama sanadka 2018 aysan samayn filimka ugu weynaa kaaso ah filimka lacagaha badan soo xareeyo sanad gudihiisa inay sidan ku dhacdo sadexda khans waxaa ugu dambaysay sanadkii 2006 waxaana sanadkan iyaga meel saaray aktarka hrithik iyo filimkiisa dhoom 2 kaaso noqday filimka lacagaha ugu badan soo xareeyo.

iyagoo mid walba uu sameeyay aflaamo fashil shah rukh khan waxaa sanadkan uu la yimid filimka zero kaaso noqday flop halka amir khan sanadka 2018 uu sameeyay filimka sida weyn u bur-buray ee thug of hindustani waxaana iyaga wax yar ka fiican aktarka salman khan kaaso sanadkii hore sameeyay filimka race 3 laakiin filimka natiijo ahaan waxauu noqday semi hit

hadda bal aan eegno sanad walba iyo sadexda filim ugu lacagaha badan iyadoo aan xisaabta lagu darayn filimka baahubali madaama uusan ahayn filim bollywood

2018

sanju

2017

tiger zinda hai
 

2016

dangal

2015

bajrangi bhaijaan

2014

pk

2013

dhoom 3

2012

ek tha tiger

2011

bodyguard

2010

dabbang

2009

3 idiots

2008

ghajini

2007

om shanti om