Noon Update: Duhurkan iyo filimka Kesari halka uu maraayo maalintiisa 4-aad meel sare ayuu gaaray!

Superstar Akshay Kumar filimkiisa Kesari ayaa maanta oo Axad tiyaatarada gudaha Hindiya heesto min tuulo ilaa magaalo siweyn ayaa looga daawanayaa wuxuuna maanta subaxdii hore ku furmay 43% ilaa 44% asigoo subaxdii hore bilaabasho heer sare ah la yimid.

Balse duhurkan iyo galabta xiliga Hindiya halkii ugu sareesay ayuu Kesari gaaray madaama qoysaska iyo dhalinyarada usoo daawasho tageen wuxuuna gaaray 75% ilaa 80% waana arin muujineyso in mashruucaan maanta ganacsi weyn laga filan doono sidoo kalena uu heesto uu wax walbo tiyaatarada kaga sameyn karo.

Fadlan hoos kaga bogo is bar bar dhig aan ku sameenay filimka Kesari maanta duhurkan/galab xiliga Hindiya oo sabti ah iyo labadii maalmood lasoo dhaafay isla waqtigan oo kale halka uu gaaray:

Axad duhur/galab 75% ilaa 80%

Sabti duhur/galab 50% ilaa 55%

Jimco duhur/galab 43% ilaa 45%

Khamiis duhur/galab 65% (Feestada Holi markii laga soo laabtay)

Aan usoo laabano maanta oo Sabti ah filimka Kesari magaalooyinka waa weyn sida uu subaxdii hore kaga furmay iyo halka uu haatan maraayo xiliga duhurka iyo galabta Hindiya:

Delhi NCR: Axad subaxdii hore (45% & 1010 shaashad), Axad duhur/galab(80% & 1010 shaashad)

Mumbai: Axad subaxdii hore (40% & 1130 shaashad), Axad duhur/galab (50% & 1130 shaashad),

Pune: Axad subaxdii hore (40% & 370 shaashad), Axad duhur/galab (50% & 390 shaashad),

Bengaluru: Axad subaxdii hore (45% & 290 shaashad), Axad duhur/galab (80% & 290 shaashad),

Hyderabad: Axad subaxdii hore (50% & 310 shaashad), Axad duhur/galab (85% & 310 shaashad),

Kolkata: Axad subaxdii hore (30% & 270 shaashad), Axad duhur/galab (45% & 270 shaashad),

Ahmedabad: Axad subaxdii hore (35% & 340 shaashad), Axad duhur/galab (45% & 340 shaashad)

Chennai: Axad subaxdii hore (25% & 83 shaashad), Axad duhur/galab (85% & 83 shaashad)

Qiyaas Ahaan Maanta Ganacsiga Uu Sameyn Karo Filimka Kesari: 21 Crore ilaa 23 Crore inta u dhaxeyso

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.