Ogeysiis muhiim ah oo ku saabsan sheekooyinka Kun Habeen iyo Xaaskeyga Jinni bey ka ahaatay.

 

 

Anigoo ah saaxiibkiin Cabdiraxmaan Anteeno isla markaasna ah qoraaga sheekooyinka Kun Habeen iyo Habeen iyo Xaaskeyga Jinni bey ka ahaatay ayaan waxaan idin ogeysiinayaa in jadwalkii sheekooyinka uu isbadal ku imaaday.

Kadib ciriiri ku yimid jadwalkeyga shaqada iyo sheekooyinka oo waqti badan qaadato qoristooda waxaan go’aansaday inaan sheekooyinka habeen dhaaf ka dhigo oo aan habeenba sheeko soo turjumo.

Jadwalka hada kadib wuxuun noqon doonaa habeen inaan soo gudbino sheekada Kun habeen habeenka xigana aan soo gudbino sheekada Xaaskeyga jinni bey ka ahaatay.

Inasha’allah caawo waxaan ka bilaabi doonaa sheekada Kun habeen anagoo habeen damabana soo gudbin doono sheekada Xaaskeyga jinni bey ka ahaatay.

Isla socod wanaagsan.

Wixii talo iyo tusaale ah hoos inoogu reeb,

Mahadsanidiin.

3 Comments

  1. asc.walal waad ku mahad santahay

    runtii aad baan uga helaa sheekada kun habeen
    oo waxaanba raagsadaa halka maalin balse waan iska sugnaa

  2. Asc sxbkayow markii hore ayaanu sheekadu nagu kala goday imikana waa osla kalago inaad kun habeen dhamaysaan bay ahayd raygayga waa sidaa

Comments are closed.